Mustafe Cagjar oo arrin yaab leh ku amaanay Abiy Ahmed & caro ka dhalatay

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomalida ee Itoobiya Mustafe Cumar Cagajar ayaa si weyn ugu amaanay dowlada Itoobiya ee uu Hoggaamiyo RW Abiy Ahmed iney garan u tahay muslimiinta dalkaas. Hadalka Mustafe ayaa yimid xili Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ay ka taagan tahay shaqaaqo u dhaxeysa booliiska dalkaas iyo dad muslimiin ah oo ka ka … Continue reading Mustafe Cagjar oo arrin yaab leh ku amaanay Abiy Ahmed & caro ka dhalatay